Qoys mudo lix Sano ah kunoolaa Isbitaal iyo Sabab layaab leh oo keentay !(Sawirro)

Qoys Shiinees ah ayaa  isaga guuray qol kamid ah Isbitaalka Beijing ee dalka Shiinaha oo  muddo lix sanno ah si joogto ah ugu noolaayeen, kaddib markii muran xagga deynta ah uu dhex maray iyaga iyo maamulka. Sannadkii 2014-ka, ninkan oo lagu magacaabo Tian waxaa luu gudbiyay isbitaalka Beijing kolkii uu dareemay xanuun liidaanyo iyo hungaaco leh. … Continue reading Qoys mudo lix Sano ah kunoolaa Isbitaal iyo Sabab layaab leh oo keentay !(Sawirro)